Qeexid

"Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle."

Qeexid Xigta

Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine