Qeexid

"Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal."

Qeexid Xigta

Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabri oo kali ah:
  • Yaraantiisii Daahir, laba jeer ayaa loo kaxeeyay Tuulada Biyooley ee Gobolka Bakool, halka lagu Ziyaarto Sheekh-Aweys Dheere Al-Qaadiri, ee uu Qabrigiisuna ku yaallo.
  • Dagaaladii ayay ku hoobteen, ama badweynta Hindiya ku hafteen, ama qabri qaxootiga ku yaalla u hoydeen, ama burbur qoyseed haleelay.