Qeexid

"Hawl iwm wax la qabtay ahaansho."

Qeexid Kale

Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.

Qeexid Xigta

Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb