Qeexid
"Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan."
"Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan."
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Xiidmo wax xiran noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon.
Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin oodane.
m.l
Wadaag:
Xiidmaha weyn ee nafleyda.
Xanuunka qabsinnada ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
Bawdka beerta.
Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
m.l
Wadaag:
Xero wax la ooday ahaansho.
Qof aan waxba la dhacsiin karin ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm).
Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax cid ka qaadasho.
(f.g) Naag kufsasho.
(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.
Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.
Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.
m.dh
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Hawl iwm wax la fuliyey noqosho.
f.mg1
Wadaag: