Qeexid

"(f.g) Wax cid ka qaadasho."

Qeexid Kale

(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.

Qeexid Xigta

(f.g) Naag kufsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabso oo kali ah:
  • Waxaana fiican in leys weydiiyo waxa inoo qabsoomay iyo inaynu mudadan wax intaas ka badan gaadhi lahayn.
  • "Gudiga doorashada waxaa u yaala qodob sheegaya in doorashadu hadii aysan xiligeeda ku qabsoomin la isugu yeero axsaabta tartamaya, dibna loo dhigo, dib u dhigiduna uu yahay mid ay go'aankeeda leeyihiin gudiga doorashada" ayuu mar kale yiri Yaasiin.