Qeexid

"(-oomay, -oontay; -oomi) Hawl iwm wax la fuliyey noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qabsoon oo kali ah:
  • "Afar goor oo hore ayaanu kordhinay, waxaanu diyaar u nahay inaanu galno doorasho xalaal ah oo qabsoonta waqtigeedii" ayuu yidhi Dr.
  • Cabdiraxmaan Saylici waxa kale uu ka waramay marxaladihii kale duwanaa ee dalku soo maray ilaa maanta oo diiwaagalintii dalka ka qabsoontay.