Qeexid
"Aqbal."
"Aqbal."
Wadaag:
ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso.
eeg qabri.
m.l
Wadaag:
Bariis yaryar, macaan oo hindiya laga keeno.
Bariis lagu daray xawaaji, kabsar, geed kuleyl iwm.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dalagga firiga xubinta iniinaha badarku ku yaallaan.
m.l
Wadaag:
(muus.) Magaca la siiyo durbaannada (nasar) loo adeegsado ciyaar-ta nuumbiga.
m.l
Wadaag:
Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m.dh
Wadaag:
Wax mulki ahaan u haysasho.
Naag lahaansho.
Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m.l
Wadaag:
Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn.
Aqal shimbir.
Dhullax, kasoobax.
m.l
Wadaag:
Harag aan megdeysnayn.
Har, derbaal iwm adag oo laga galo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
Weel qabo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax gacan ku dhigid.
(f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho.
(f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin. 4. (f.g) Shaqo fulin. 5. (f.g) Meel aadid. 6. (f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid. 7. (f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho. 8. (f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal.
Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax cid ka qaadasho.
(f.g) Naag kufsasho.
(f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag: