Qeexid
Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.
Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof islaweyni badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qabweyn. ld qabweynaansho, qabweyni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld qabweynaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld qubeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax jurmi weyn leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hub culus oo lagu dagaalamo.
Qeexid Xigta: Col hub culus ku dagaalama. ld debweyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bir dugaagga lagu dabo; birshabeel.
Qeexid Xigta: Labo shay isku dhacay dhawaaqooda.
Qeexid Kale: Belo lamafilaan ah oo si kedis ah ku dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qiimaha iyo sharafta qof waliba moodo inuu leeyahay; han.
Qeexid Xigta: Xero yar oo waxaraha iyo naylaha lagu xereeyo oo kor ka dedan; edeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax mulki ahaan u haysasho.
Qeexid Xigta: Naag lahaansho.
Qeexid Kale: Fikrad iwm si u aaminid. 4. Jirro, cuqdad iwm qof ku dhicid. 5. Dhar iwm xirnaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]