Qeexid

"Karti; awood."

Qeexid Kale

Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar2.

Qeexid Xigta

Sharaf.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaddar oo kali ah:
  • Saamaynta ay maandooriyeyaashu u saameeyaan jidhka qofka, waxa qayb weyn ka qaata xaddiga ama qaddarka daawada ah ee uu qofku cunay ama isku muday, taas oo ku xidhan xajmiga qofka.
  • Hase yeeshee, wuxuu sheegay in qaddarinta la siiyaa ay uga mudan tahay lacag badan oo u helo.