Qeexid
"Wax ahaysiin (Ilaah)."
[-ray, -rtay]
qaddar3 ay
qaddar3 tay
f.g1"Wax ahaysiin (Ilaah)."
Wadaag:
/dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar1 (5).
m.l
Wadaag:
Karti; awood.
Sharaf.
Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar2.
m.l
Wadaag:
Wax Eebbe qaddarey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
ld qaddicid.
m.l
Wadaag:
Wax la gooyay ahaansho.
Ka q.: wax la' ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag: