Qeexid

"Qiimeyn; sharaf; tixgelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaddari oo kali ah:
  • Yaasiin waa wiil dhallin-yaro ah, aadna u dheer oo suurtogeliyay inuu gacantiisa ku kasbado qaddarin magac weyn.
  • Waxaa intaa dheer in Somaliland iyo dadkeedu ay yeeshaan qiimaha qaddarinta dal iyo dadeed ee ay xaqa u leeyihiin sida dalalka iyo dadyowga kale ee ku uuman.