Qeexid

"eeg qaddari. ld qaddaris."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaddarin oo kali ah:
  • Nadaafadda oo aynu ognahay marka laga tago caafimaad ahaan iyo qurux ahaanba ahmiyadda ay u leedahay bulshada waxaynu ognahay qaddarinta ay diinta islaamku siisay ilaalinta nadaafadda iyadoo uu Nebigu SCW ku tilmaamay inay ka mid tahay iimaanka.
  • Xaaji Aadan waxa uu ka mid yahay qolada hore ee magaca iyo qaddarinta weyn ku leh ummadda dhexdeeda.