Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin."
"(-imay, -intay; -imi) Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin."
Wadaag:
Hanti, wax la qaddimay ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey.
Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri.
Seef godan oo daab qori ah leh.
m.dh
Wadaag:
Karti; awood.
Sharaf.
Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar2.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
ld qaddicid.
m.l
Wadaag: