Qeexid
"Weel culay ku nadiifin."
[-iyay, -isay]
qadiid yay
qadiid say
f.g2"Weel culay ku nadiifin."
Wadaag:
Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.
Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
m.l
Wadaag:
Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa.
Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.
m.l.kh
Wadaag:
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun.
Badar muddo yiil oo uumi gaaray.
m.dh
Wadaag:
Cid wax u diidid.
Cunto siin waayid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/dh Badar bariiska u eg lana eg laakiin ka midab duwan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Ka q.: cid meel xoog kaga celin.
Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: