Qeexid
"Weel wax la qadiidiyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
qadiidsan aa
qadiidsan ayd
f.mg4"Weel wax la qadiidiyey ahaansho."
Wadaag:
Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.
Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
m.l
Wadaag:
Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa.
Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.
m.l.kh
Wadaag:
Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun.
Badar muddo yiil oo uumi gaaray.
m.dh
Wadaag:
Cid wax u diidid.
Cunto siin waayid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: