Qeexid
"ld qadiim."
"ld qadiim."
Wadaag:
Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun.
Badar muddo yiil oo uumi gaaray.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa.
Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.
m.l.kh
Wadaag:
Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo.
Madowga culaygu uu weelka u yeelo.
m.l
Wadaag:
Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.
m.l
Wadaag:
Cid wax u diidid.
Cunto siin waayid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel wax la qadiidiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan.
Q.ah : xoolo aan kalkoodi gelin.
m.l
Wadaag:
(-immo, m.l) Neef geel oo lab ah oo aan da'dii rarashada weli gaarin.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Marka laga hadlayo taduwurka, isbeddel kasta oo ku dhaca dhismaha ama shaqada noolaha taas oo ka dhigta mid ku habboon degaankiisa.
m.l
Wadaag:
Wax la qaybsanayey wax ka waayid.
Cuntocunid la'aan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: