Qeexid

"eeg qadi. ld qadis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qadin oo kali ah:
  • Waxaa taa u sii dheer isaga oo kordhiyay, dhul boob uu ka bilaabay faras-magaalaha magaalada, oo isaga laftiisu aanu ka qadin, waxaana ka markhaati ah gurigiisa.
  • Haddii aad maluugta (tuhunka) marka horeba soo qadinto oo aad dacwiga ku darto, markaa arrintu way ka habawday, waayo waxa kugu fillan in lagu yidhaahdo oo keliya (hubka adiga kuuma sidan) waayo haddii aan hubka isaga ah u sitey markaaba maan ku dhufto.