Qeexid
"(-dway, -dowday; -dwi) Geed qadow bixin."
"(-dway, -dowday; -dwi) Geed qadow bixin."
Wadaag:
ld qadi
Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola.
Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.
f.mg1
Wadaag:
Wax heerkulkiisu hooseeyo noqosho.
Qof xasilan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f.mg4
Wadaag:
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
m.l
Wadaag:
Wax la qaybsanayey wax ka waayid.
Cuntocunid la'aan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cid wax u diidid.
Cunto siin waayid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax meel yiil meel kale geysasho.
Wax milkintooda la wareegid.
Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag: