Qeexid

"eeg qafaalo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qafaalasho oo kali ah:
  • Markabkii Rusia oo la sii daayey Markab laga lahaa wadanka Ruushka kaas oo muddo bil ah qafaalasho loogu haystey xeebta magaalada Eyl ayaa la sii daayey kadib markii lacag madax furasho ah la siiyey burcad badeedkaas.
  • Jabhada ONLF oo maxaabiis siideysay Jabhada ONLF ayaa sii deysay 9 maxbuus oo ka tirsanaa shaqaale saliida qoda oo todobaadkii hore ay dil iyo qafaalasho u geysatay.