Qeexid
"Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful2, qunful2."
[-ilay, -ishay]
qafil2 lay
qafil2 shay
f.g1"Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful2, qunful2."
Wadaag:
Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro.
ld qafilid.
m.l
Wadaag:
Wax qafil ku xiranyahay ahaansho. ld qufulan, qunfulan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
ld qafil1 (2), qafil1, quful1, qufulid, qunful, qu
m.f.dh
Wadaag:
eeg qafilan. ld qafilnaansho, qufulnaan, qufulnaansho, qunfulnaan.
m.f.dh
Wadaag:
Nooc kalluunka ka mid ah oo diilimo cad iyo guduudan leh.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin.
Xog ogaal la'aan.
Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
m.l.kh
Wadaag:
Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho.
Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cid la kulmid.
Cid la shirid, cid soo dhoweyn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
F./u f.: wax malayn.
Wax rajayn.
f.mg1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil2.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag: