Qeexid
"ld qaflad2."
"ld qaflad2."
Wadaag:
Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin.
f.g3
-laday, -latay
Wadaag:
Wax qaflan lagu sameeyay ahaansho (ciyaar dubnadeed).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo1.
m.dh
Wadaag:
Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(bot.) Geed leh caano, qodxo iyo sooh wanaagsan oo weelal iyo alaabo kaleba laga sameysto.
Weelasha caanaha lagu shubto inta aan weli la xoolayn.
Weel qabo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shimbiraha, ugaadha iwm lagu hayo.
Qasac yar oo maar ah, qaada tiro xabbado ah oo buntuqa, bistooladda iwm la geliyo.
m.l
Wadaag: