Qeexid
"Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin."
[-laday, -latay]
qaflo2 aday
qaflo2 atay
f.g3"Ciyaar dubno labada dhinac ka xirasho iyada oo aan dhagax kale la gelin."
Wadaag:
Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m.dh
Wadaag:
Wax qaflan lagu sameeyay ahaansho (ciyaar dubnadeed).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo1.
m.dh
Wadaag:
Wax labada dhinac ka xiran noqosho (ciyaar dubnadeed).
f.mg1
-amay, -antay
Wadaag:
Ciyaar dubno labada dhinac ka xirid iyada oo dhagax kale la gelin karin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(f.g) Wax gacan ku dhigid.
(f.g) Dhul, dad iwm hub ku hanasho.
(f.g) Cid fal xun ku kici lahayd ka celin. 4. (f.g) Shaqo fulin. 5. (f.g) Meel aadid. 6. (f.mg) Is q.: arrin iwm oo lagu kici lahaa ka harid. 7. (f.mg) Laba qof ama ka badan iska hor imaasho. 8. (f.mg) Is q.: laf jabtay xiriirsamid.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
(-syo, m.dh) ld qafis. Sanduuq shabaq ka samaysan oo shimbiraha, ugaadha iwm lagu hayo.
Qasac yar oo maar ah, qaada tiro xabbado ah oo buntuqa, bistooladda iwm la geliyo.
m.l
Wadaag: