Qeexid
".r Hadal badan oo aan macne lahayn."
".r Hadal badan oo aan macne lahayn."
Wadaag:
.r Erey tilmaama shanqar sida shanqarta wax jabay ama labo shay laysku dhuftay ay soo saaraana.
m.dh.sh
Wadaag:
.r Erey tilmaama qababac, jiririq ama liiqliiqasho.
m.dh.sh
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
m.l
Wadaag: