Qeexid
"Wax rajo ka qabid."
[-eelay, -eeshay]
qajeel2 elay
qajeel2 eshay
f.g1"Wax rajo ka qabid."
Wadaag:
U j.: wax u jeel qabid; wax xiisayn.
U j.: xoolo si aad ah dhanaan u rabid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Uskag cad oo jirka dadka, dharka iwm ku samaysma marka uu dhidid ama qoyaan gaaro isaga oo wasaq leh.
m.dh
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag: