Qeexid

"Qas; qulqulad; wareer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalaanqal oo kali ah:
  • Sidoo kale, marka aad eegto sidii ay dadku isu dhexqaadayeen ama is-dul-buuxiyeen, waxa xaaladooda lagu tilmaami karayey muuqaal dhinac fawdo ka ah, dhinaca kalena xaaladoodu waxay ahayd mid iskeed isaga nidaamsan oo aan rabshad iyo qalaanqal lahayn.
  • Waxa loo baahan yahay in laga badbaadiyo dalka maanta qas iyo qalaanqalka kale oo ina soo dhexgala, taas oo aynaan mahadin doonin haddii aan dhagaha loo furin rabitaanka shacbiga intiisa badan.