Qeexid
"Nooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yihiin."
"Nooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yihiin."
Wadaag:
Qas; qulqulad; wareer.
Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
m.l
Wadaag:
Bara-baro mad-madow oo qof aan qubeysan jirkiisa ka muuqda.
m.l
Wadaag:
Nafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.
m.dh
Wadaag:
Degganaan iyo xasilooni la'aan. ld qalalaase, qalalaaso.
m.l
Wadaag:
Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn.
Dad keli keli ah.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m.l
Wadaag:
Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan.
Hubka lagu dagaalamo oo dhan.
(muus.) Qalabka muusikada.
m.l
Wadaag:
Kalagoyska cududda iyo garabka.
Xanuun ku dhaca kalagoyska cududda iyo garabka.
m.dh
Wadaag: