Qeexid

"Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan."

Qeexid Kale

(muus.) Qalabka muusikada.

Qeexid Xigta

Hubka lagu dagaalamo oo dhan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine