Qeexid

"(daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalal oo kali ah:
  • Cabdi Cismaan (Qoorey) in wixii dhacay ay ahaayeen qalalaase yar oo si kam'ah ku dhacay islamarkaana u dhexeeyay Ciidamo maxaakiimta ka wada tirsan hadana la dhameeyay.
  • “Daawooyinka horey noogu imaan jirey tani way ka duwan tahay waayo waa daawo loogu talagalay cudurada inoogu daran maantey dalkeena ee bulshada haysta sida Sonkorta, Qalalka, Daawada xanuunada kaadihaysta ku dhaca iyo kuwo la mid ah” ayuu yiri Wasiirku.