Qeexid

"ld qalalaas."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalalaase oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii waxaa maanta ciidamada Uganda lagu soo dhoweeyay madaafiic iyo qalalaase kale oo qeybo ka mid ah magaalada saameyn xoog leh ku yeeshey.
  • Cadde Muse ayaa sheegey dagaalkii ka dhacey Laascaano ka dambeeyeen kooxo isu baheystay in qalalaase ka abuuraan gudaha Puntland isaga oo xusey in la rabo in maja xaabiyo dib-u heshiisiinta ka dhacdey Somalia.