Qeexid

"Wax la qalay noqosho (nafley)."

Qeexid Xigta

U q.: wax, wax istaahilid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalan oo kali ah:
  • Tallaabadii FIFA ku goosatay inay adkaysto garsoorka ayaa murugo ku keentay kooxda Argentina oo koobkii lagaga qaaday, kulankii kamadambaysta oo ay u qalantay inay ku guulaysato.
  • Xulka kubadda cagta ee gobolka Togdheer Gebilay way u qalantaa inay ka qaybgasho Sida aynu wada ogsoonahay degmada Gebilay waxay leedahay naadiyo ciyaareed oo aad iyo aad u tayo sarreeya.