Qeexid
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld qalayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hilib muddo yar qudrad, subag iwm. ku shiilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qalaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalaysan. ld qalaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalayso. ld qalaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax gal ku jira ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qalay ahaansho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la qalay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Dhul wax la qardeeyey ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld gaajaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalee. ld qalays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof daal badani hayo ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wadaan iwm wax aad u buuxa ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
Qeexid Xigta: Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wadaan wax aad u buuxa noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld khalkhalsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]