Qeexid
"Niyad wanaagsan yeelasho. ld qalbifurrow."
[-naaday, -naatay]
qalbifurnow aaday
qalbifurnow aatay
f.mg3"Niyad wanaagsan yeelasho. ld qalbifurrow."
Wadaag:
eeg qalbifuran. ld qalbifarnaan, qalbifarnaansho, qalbifurnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Cid niyad wanaagsan leh ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid wax niyaddu ka xumaatay noqosho.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
Cid wax niyaddiisu fiicantahay noqosho.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid tiiraanyo hayso ahaansho.
Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag:
Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey.
ld qalbijebid. ld niyadjab1.
m.l
Wadaag:
Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.
m.dh
Wadaag:
Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.
f.mg2
-meeyay, -meysay
Wadaag: