Qeexid
Cid qalbijab ku ridid.
[-iyay, -isay]
f.g2Cid qalbijab ku ridid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qalbijebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qalbijab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Laab; kal.
Qeexid Xigta: Xasuus.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bay, -btay; -jebi) Wax ka rajo dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey.
Qeexid Xigta: ld qalbijebid. ld niyadjab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Quraan dhammeyn (arday).
Qeexid Xigta: Tacliin dhammeyn.
Qeexid Kale: Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -maa, -mayd
Qeexid: Cid tiiraanyo hayso ahaansho.
Qeexid Xigta: Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qalbisamo, qalbisnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xumaan cidi uurka ku hayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld qalbixumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalinjebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Cid niyad wanaagsan leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Cid wax niyaddiisu fiicantahay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld qalbisamaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maaday, -maatay
Qeexid: Cid wax niyaddu ka xumaatay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid sharafta ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Labada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu leeyihiin middood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]