Qeexid Xigta
ld qalbijab1.
ld qalbijab1.
Wadaag:
Dareen murugo leh oo ku dhasha qof wuxuu rabo waayey.
ld qalbijebid. ld niyadjab1.
m.l
Wadaag:
Cid tiiraanyo hayso ahaansho.
Cid aan niyad wanaagsan lahayn ahaansho.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag:
Qof niyad wanaagsan ahaansho; niyadsan.
Ku q.: cid kalsooni ku qabid.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Quraan dhammeyn (arday).
Tacliin dhammeyn.
Ka q.: dugsi sare ama jaamacad la yaqaan ka soo bixid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.
f.mg2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Samaan cidi uurka ku haysa; niyadsami. ld qalbisami.
m.dh
Wadaag: