Qeexid
"(-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1."
"(-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1."
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2.
f.g1
Wadaag:
Samo la isu galay oo wixii uumudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo).
(f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m.l
Wadaag:
Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1.
m.l
Wadaag:
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.
ld dhicid.
m.l
Wadaag:
Raalliggelin, maqsuudin.
Kadhaadhicin, aaminaad.
Q. badan: qof wax yar ku qanca.
m.l
Wadaag:
Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Hal hal u qubasho; daadad.
Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro.
Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad.
ld qaddicid.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Cid gefsan noqosho.
f.g
Wadaag: