Qeexid
"(-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2."
"(-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2."
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Ka a.:samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudidla'aan.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo).
(f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Hal ilmo diidday qallac ku samayn.
Shiraaca doonta daqal ku xirid.
f.g1
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
(f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
(f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f.g
Wadaag:
Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho.
Wax ka quusasho.
f.mg1
Wadaag:
(-cay, -cday; -dici) Wax in yar kululaaday noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Dhawr mar dhicid.
f.mg1
Wadaag:
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Cid gefsan noqosho.
f.g
Wadaag: