Qeexid
"(f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo)."
Qeexid Xigta
(f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
[-bay, -btay]
qaldheb ay
qaldheb tay
f.g"(f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo)."
(f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2.
f.g1
Wadaag:
Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho.
Wax gefsan noqosho.
f.mg4
-xay, -xday
Wadaag:
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Cid gefsan noqosho.
f.g
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag: