Qeexid
"Orodka uu awr qooqani ordo mar uu dagaallamayo."
"Orodka uu awr qooqani ordo mar uu dagaallamayo."
Wadaag:
(f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo).
(f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac1, qallax1.
m.l
Wadaag:
(-cay, -cday; -dhici) Qaldhac dabada uga xirid (hal). ld qallac2, qallax2.
f.g1
Wadaag:
Cunto iwm qash noqosho.
Geed hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho.
Cid gefsan noqosho.
f.g
Wadaag:
Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho.
Wax gefsan noqosho.
f.mg4
-xay, -xday
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag: