Qeexid
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Qalle gudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld qaaliyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Neef irmaanaa caanihii ka dhammaasho; gurid (geel)
Qeexid Xigta: Hilib qalowle ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld khilaawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo.
Qeexid Xigta: Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qalee. ld qaleys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Qeexid Xigta: Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Labada fuq ee afka middood; daan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadal aan macno lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Meel qalab u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid hubeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ashay, -alatay
Qeexid: Si loo cuno xoolo gowracasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon.
Qeexid Xigta: Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hal neef oo baadi ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hilib iwm holac ku dubid.
Qeexid Xigta: Weel iwm holac ku diirin.
Qeexid Kale: Fuud, dawo iwm nafley afka uga shubid. ld halwi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax la qalay noqosho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: (f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Isu m.: isu haysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Isku roorid muruqeed oo aan qofku ogeyn keentana qalqalloc jirka iyo addimada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la qalay ahaansho (nafley).
Qeexid Xigta: U q.: wax, wax istaahila ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]