Qeexid
"eeg qalee. ld qaleys."
"eeg qalee. ld qaleys."
Wadaag:
Wax la qaleyey ahaansho (hilib, bariis).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Bariis inta aan biyaha lagu darin dallac ku shiilid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Summad geela lagu dhigo oo u eg qaanso aad loo tooxay oo dheegga lagu dhigo.
Kolay harag ka samaysan oo fardooleyda, xoolo jirta iwm wax ku ritaan.
m.l
Wadaag:
Qof islaweyni badan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: