Qeexid
"Jirrid aad u weyn qorid si u noqdo doon."
[-day, -dday]
qalfaad2 ay
qalfaad2 day
f.g1"Jirrid aad u weyn qorid si u noqdo doon."
Wadaag:
(f.g) Doon dalooshantay cuf gelin.
(f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn.
(f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.
f.g
Wadaag:
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la qaybsanayey wax ka waayid.
Cuntocunid la'aan.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid.
Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax barako yeelasho.
Ku q.: wax ku liibaanid. ld caneeqaad2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax samayntooda damcid.
(f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
f.g
Wadaag:
Nafley, dhib badan la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xirmidda ciyaar dubnadeed labada dhinac ka xiranto iyada oo dhagax kale aan la gelin karin. ld qaflo1.
m.dh
Wadaag:
Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: