Qeexid

"Wax gudo leh oo dubkii sare oo muuqda mooyaane aanay hoosta waxba kaga jirin."

Qeexid Kale

Geed faalala oo miro kulkulucsan leh oo arigu aad u jecelyahay kana mid ah geedaha wax lagu daaweeyo. 4. Qaybta sare ee lafta madaxa.

Qeexid Xigta

ld qamboob

Wadaag: