Qeexid Xigta

ld qalniin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qalid oo kali ah:
  • Haddiise uu qofku afka kaga dhawaaqo salaadda uu tukanayo taasi waa Bidco oo kuma soo aroorin Sunnada, mana oran sidaas mid ka mid ah imaamyada ay raacaan kuwa Muqalidiinta ah.
  • Darajada koowaad waxaa la yiraahdaa Muqalidiin waana kuwa aan aqoonta u lahayn Diinta, waxaana waajib ku ah inay ka qaataan Diintooda Caalim kasta oo aqoon u leh Kitaabka iyo Sunnada oo ay ku kalsoon yihiin Diintiisa iyo Cilmigiisaba.