Qeexid
"eeg qalindaar2."
"eeg qalindaar2."
Wadaag:
Qalin khad ku darasho.
Qof wax ka barasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Gacan wax qoraysa oo la nuuxiyo ama la taabto oo qoristii ka xumaato.
m.l
Wadaag:
Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro.
Lacag (macdan).
Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Cad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada lagu dhejiyo, si ay u xirmaan ama ayan u furmin; qori gaar ah oo ilko kala duwduwan leh baa lagu furaa.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nin kutubta wax yar ka yaqaan oo haddana wax ka sheegsheega oo wadaad iska dhiga; kitaabgaab.
m.l
Wadaag: