Qeexid

"ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado."

Qeexid Xigta

Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.

Wadaag: