Qeexid

"ld qallac1 (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallaco oo kali ah:
  • Somaliduna waxay tidhaahdaa “Qoodhi qallaco ma dayso”, taas oo loola jeedo rag ardaa isugu yimi waa lagama maarmaan inay marba qaar iskula farabaxsadaan macadala waaba kuwo la isku careeyey oo ay xaaladoodu taagan tahay “Car iyo car”.