Qeexid

"Q. ah: wax adag oo aan jilicsaneyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallaf oo kali ah:
  • Sanadkii 2002dii, wallow ay duruufuhu aad u qallafsanaayeen, haddana dadaal iyo dulqaad badan ka dib, waxaa suurtogashay in la furo kuliyadda Daawada iyo Farsamada Qalliinka (Faculty of Medicine and Surgery) ee Jaaacadda Banaadir.
  • Cabdillaahi Yuusuf wuxuu ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka cusub in y ka shaqeeyaan horumarka deegaannada Puntland, isla markaana u hawlgalaan sidii looga saari lahaa xaaladda qallafsan ee hadda ka jirta.