Qeexid

"eeg qallaji. ld qallajis1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qallajin oo kali ah:
  • Khatiifaddiidii yareyd ayaa waxaan bilownay inaan biyihii ku qallajino, si biyihii aynan u gaadhin Rasuulka (scw), sidaasna ayeynaan habeenkaana u seexan.
  • Anniga iyo xaaskayga waxaan u istaagnay sidii aan u qallajin lahayn biyaha, mana aanan haysan habeenkaas wax aan ka ahayn khatiifad yar oo noo ahayd buste oo kale.