Qeexid
"(c.nafl.) Xamaarato yar oo jaadad badan ah oo leh dhex dhuuban, dabo dhuuban iyo afar addin oo sida badan ku nool dhulka kuleylaha ah."
"(c.nafl.) Xamaarato yar oo jaadad badan ah oo leh dhex dhuuban, dabo dhuuban iyo afar addin oo sida badan ku nool dhulka kuleylaha ah."
Wadaag:
ld qallaco. Laba qalbac ee qori la kala jeexay oo geela wax diida faruuryaha inta xarig lagula qabto looga xiro, si marka uu xanuunsado uu u oggolaado dhashiisa ama mid kale ama uu u oggolaado.
Shiraac doon oo dhuuban oo daqalka korkiisa lagu xiro.
m.l
Wadaag:
Wax, wax adag oo aan jilicsaneyn ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qoyanaa engegid.
Qof sarco qaba suuxid.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Madhab raacid in muddo ah.
f.g3
-latay, -ladatay
Wadaag:
Hal ilmo diidday qallac ku samayn.
Shiraaca doonta daqal ku xirid.
f.g1
Wadaag:
Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena.
Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.
ld qallalid.
m.l
Wadaag:
Wax adag oo aan jilicsaneyn noqosho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: