Qeexid
"eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl."
"eeg qallalan. ld qallalnaansho, qallayl."
Wadaag:
Wax qoyanaa wax engegay ahaansho.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah wax hawsheedii gabtay ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Cudur maskaxeed nafleyda ku dhaca oo suuxdin iyo gariir keena.
Cudur nafleyda dhinac naafeeya; dabeyl.
ld qallalid.
m.l
Wadaag:
Wax qoyanaa engegid.
Qof sarco qaba suuxid.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
eeg qalloocan. ld qalloocnaansho, qalloocsanaan, qalloocsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Qof oo geel qallacay si kadis ah ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Wax aan jilicsaneyn ahaansho.
Wax aan sulub ahayn ahaansho.
Wax aan sahlanayn ahaansho. 4. Qof dabeecad adag oo aan soo loodsamin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: